Home » Cultural traditions
Sawirka: Ciyaar dhaqameeda Wil wille oo sidoo kalena loo yaqaan Harimacadde. (Xuquuqda Sawirka: Yared Kabede)

Wil-wille: Boqorka Ciyaar Dhaqameedda

Wil-wille waa ciyaar dhaqameed Soomaaliyeed oo fac weyn, salkana ku haysa dhaqanka cuddud-layliga dagaalyahannada Soomaaliyeed, iyada oo laga soo dheegtay xeeladaha iyo hannaanka dagaalka. Asal ahaanna waxaa la dheeli jiray xilliyada lagu jiro guubaabada dagaalka iyo munaasabadaha lagu xuso guulaha iyo libta laga gaadho cadawga.  Ciyaartan, oo ragga gaar u ah, ayaa door muhiim ah…

Read More